Heshiisyada iyo Shuruudaha
WAXYAALAHA iNTARNEEDKA EE LAGA-MA-MAARMAANKA U AH XEERARKA BARNAAMIJTKA DHAN EE COMCAST
Barnaamijka The Internet Essentials (the "program") waxaa aasaastay Shirkada Comcast iyo waxayna maamula hay'adda kor ku xusan ee Comcast Cable Communication Management, LLC (wadajir ahaan, "Comcast"). Macmiilka ("adiga," "kaaga," "kaqeybgale" ama "macmiil") kaas oo ka soo dhalaala Shardiga U-Qalmashada (sida hoos lagu qeexay) oo ka qeybgala barnaamijka wuxuu heli doonaa adeegga Internet Essential oo soodejintu leedahay xawli gaaraaya 25 Mbps iyo raridda oo xawligeedu gaaraayo ilaa 25 Mb ps*("Adeegga Daboolan") waa $9.95 bishii (waxaa weheliyo canshuuraha fuuli kara), khiyaarka ah in lagu gato qalab wax xisaabiya $149.99 oo uu weheliyaan canshuuraha fuuli kara ama qiime kale oo hadba sidii loo garto ah oo uu Comcast markii waqti la joogaba soo bandhigo (waxaa weheliya canshuuraha fuuli kara) iyadoo barnaamijka la galay** oo la heli karo Mareeg-kusalaysane, daabacaad iyo casharro ku salaysan barnaamijka tabobarka. oo aan lahayn qarashyo dheeri ah.
Shuruudahaan waxay khuseeyaan Barnaamijka:
1. Barnaamijku kaliya wuxuu u diyaarsan yahay qoysaska (i) yaalla meel Comcast adeggeeda Interneedka laga helaayo; (ii) qoyska uu kamid yahay qof qaato nooc kamida kaalmooyinka dadweynaha la siiyo ('u qalmaaya kaalmada dadweynaha") taasoo ku salaysan www.internetessentials.com/apply ama URL kale sida iyadoo laga yaabo inay Comcast barnaamijka ku biiriso xogo iyo wax dheeri ah oo is la markaasna ay keento caddaynta u-qalmashada kaalmada dadweynaha ee Comcast oo waafaqsan habka lagu tafatiray www.internetessentials.com/apply; (iii) aan Comcast ka qabin qaan dhaaftay watigii loogu talagalay in la bixiyo ama qalab aan la soo celin oo muddadiisu 12 dhan tahay bil; iyo (iv) aan kamid noqon mid uun adeegga interneedka ee Comcast sagaashankii maalmood (90) la soo dhaafay (qeybo 1(i)-(iv) si wadajira waxaa loogu qeexay "Shardiga U-Qalmashada").
2. Sannad walba, waxaa laga rabi doonaa inaad dib u xaqiijiso in xubin qoyskaaga kamid ahi ay wali u qalanto qaadashada kaalmada dadweynaha iyadoo laga rabi doono inaad Comcast ama wakiilkeeda la xilsaaray u keento caddaynta u-qalmashada kaalmada dadweynaha oo waafaqsan ogeysiisyadii loo diray cinwaanka qaansheegadyada ee faylka ku jira. Haddii aad gabto inaad keento xaashida caddanaysa in qof reerkaaga kamida uu kaalmada dadweynaha oo uu u qalmo uu qaato, waxaa loo qaadan doonaa inaad u qalmi kaqeybgalka barnaamijka.
3. Adigu u ma qalmi doontid kaqeybgalidda barnaamijka haddii (i) aadan ka soo dhalaalin Shuruudihii U-Qalmashada; (ii) aad gabto inaad xisaabta aad ku leedahay Comcast si wanaagsan u maareyso; (iii) Comcast joojiso inay gaarsiiso Adeeggii Daboolnaa meesha aad deggan tahay; ama (iv) aad gabto inaad keento caddayntii u-qalmashada kaalmada dadweynahaee lagu sifeeyay tuducyada 1 iyo 2 halkaan; ama (v) xisaabtaadii ku furnayd Barnaamijka la xiro. Ka qaybgalka barnaamijka ayaa sidoo kale laga yaabaa in la joojiyo haddii Adeegga Khidmadda la cusbooneysiiyo, la beddelo, ama lagaa bedelo sabab kasta. Haddii aadan xaq u lahayn Barnaamijka, laakiin waxaad sii wadaysaa Adeegga La-soo-galo ee Comcast, heerka caadiga ah iyo shuruudaha kale ee ku haboon iyo shuruudaha waxay khuseeyaan Adeegga La-Xiriiriyey.
4. Intaad ka qeybgalayso barnaamijka, waxaad (i) ku heli doontaa Adeeg Daboolan $9.95 bishii (oo ay wheliyaan canshuuraha fuuli kara); (ii) waxaad leedahay khiyaar hal mar ah oo aad ku soo iibsan karto qalabka wax-xisaabinta $149.99 (oo ay weheliyaan canshuuraha fuuli kara)** intaad barnaamijka ku jirto; iyo( iii) adoo geli kara Mareeg-kusalaysanaha, daabacaad iyo fasal ku salaysan barnaamijyada tabobaridda oo aan qarash dheeri ah lahayn. Qiimaha Adeegga La-xiray wuxuu ku kooban yahay hal qalab iyo Qalabka intarneetka. Waxaa wehelisa xirmadii iskaa-urakibidda oo aan lahayn qarash dheeri ah. Waxaa khidmado dheeri ah la saarayaa guri-kutuurka qalabka, rakibitaanka xirfad-yaqaanka, hogagga dheeriga ee Adeegga Daboolan, adeegyada kale Xfinity iyo ballamada adeegga.
5. Haddii aad iibsato qalab kombuyuutar ah qayb ka mid ah ka qaybgalkaaga barnaamijka, qalabka kombiyuutarka waxaa lagu daboolayaa damaanad-qaadaha soo-saaraha ama qayb kale oo la aqoonsaday oo waa inaad toos u dirtaa wixii iyo dhammaan arrimaha la xiriira qalabka kombiyuutarka soo-saaraha ama qaybta kale ee saddexaad. Ma jirto damaanado dheeraad ah ee kombuyuutarka oo ay bixiso Comcast.
6. Adeegga Internetka iyo isticmaalka qalabka ayaa ku xiran shuruudaha caadiga ah ee Comcast iyo shuruudaha adeegga iyo siyaasadaha isticmaalka la aqbali karo.
7. Comcast waxay daw ahaan u haysanaysaa in markii waqti la joogaba ay barnaamijka wax ka baddasho, oo ay ku jiraan, laakiin aan ku koobnayn, isbeddallada qiimaha billaha, siyaalaha gaarka iyo/ama xawliga Adeegga Daboolan.
* Comcast wuxuu xaq u leeyahay inuu beddelo qiimaha, sharaxaadda iyo / ama xawaaraha adeega.
** Xaddidan hal qoyskiiba. Comcast wuxuu xaq u leeyahay inuu joojiyo lacagtaas.

1. Barnaamijku kaliya wuxuu u diyaarsan yahay qoysaska (i) yaalla meel Comcast adeggeeda Interneedka laga helaayo; (ii) qoyska uu kamid yahay qof qaato nooc kamida kaalmooyinka dadweynaha la siiyo ('u qalmaaya kaalmada dadweynaha") taasoo ku salaysan www.internetessentials.com/apply ama URL kale sida iyadoo laga yaabo inay Comcast barnaamijka ku biiriso xogo iyo wax dheeri ah oo is la markaasna ay keento caddaynta u-qalmashada kaalmada dadweynaha ee Comcast oo waafaqsan habka lagu tafatiray www.internetessentials.com/apply; (iii) aan Comcast ka qabin qaan dhaaftay watigii loogu talagalay in la bixiyo ama qalab aan la soo celin oo muddadiisu 12 dhan tahay bil; iyo (iv) aan kamid noqon mid uun adeegga interneedka ee Comcast sagaashankii maalmood (90) la soo dhaafay (qeybo 1(i)-(iv) si wadajira waxaa loogu qeexay "Shardiga U-Qalmashada").vv
2. Sannad walba, waxaa laga rabi doonaa inaad dib u xaqiijiso in xubin qoyskaaga kamid ahi ay wali u qalanto qaadashada kaalmada dadweynaha iyadoo laga rabi doono inaad Comcast ama wakiilkeeda la xilsaaray u keento caddaynta u-qalmashada kaalmada dadweynaha oo waafaqsan ogeysiisyadii loo diray cinwaanka qaansheegadyada ee faylka ku jira. Haddii aad gabto inaad keento xaashi in xubin qoyskaaga kamida ay qaadato kaalmo dadweyne oo ay u qalanto, waxaa laga soo qaadi doonaa inaadan u qalmin ka-qeeybgalidda barnaamijka waxayna Comcast daw u helaysaa inay kuu baddasho and Comcast adeeg heerka xawligiisu lamid yahay. Suuqyada oo aysan jirin xawliyo isku-mida, gabitaanka ah in dib loo ansixiyo waxay keenaysaa in adeeggii loo raro heerka xawli ee ugu dhaw iyo qiimaha ugu dhaw.