Guriga keenso Intarneed xawli sarreeya leh oo jaban.
Kombiyuutar qiime jaban
Marka aad noqoto macmiilka Internet Essential, waxaad xulasho u leedahay inaad iibsato laabtoob ama deskitoob kombuyuutarro ah oo qiimahoodu jaban yahay adoo u maraaya mid kamida wadaaga-yaashada. Haddii aad xiiseyneyso, raac talaabooyinka fudud ee hoose.

Qaado
Codsiga Internet Essentials waa mid sahlan oo fudud. Haddii aadan hore u sameynin codsiga, soo guuji badhanka 'Hadda Soo Codso' ee hoose si aad u bilowdo.
Waxaa dhici karta in markiiba laguu ansixiyo!

Kombuyuutar Qaad
Haddii aad jeceshahay inaad kombuyuutar iibsato, waxaad ka dalban kartaa onlaynka ama adigoo naga soo waca at 1-888-234-4272. Hoos, waxaad ka heli kartaa macluumaad dheeraad ah ee ku saabsan kombiyuutarada la iibsan karo.
Dooro kombuyuutar Laptop ah ama Desktop ah
Faah-faahinta qalabka ugu yar ee ku jiro kombiyuutarka
Windows® 10
Buruqda Intel i3
120GB
4GB
12''
Gelitaanka onlaynka
Windows® 10
Duo Core 2
120GB
4GB
17''
Gelitaanka onlaynka
Kombiyuutarada waa kuwo dib loo hagaajiyey iyo farsamadooda wuu kala duwanaan doonaa, laakiin waxay dhammaan qancin doonaan faah-faahinta qalabka ku jiro ee ugu yar ee kor ku qoran. Dhammaan kombiyuutarada waxay qabaan qalabyada loo baahan yahay sidii si toos ah loo isticmaalo markii laga soo baxsho sanduuqa si aad ugu raaxeysato internetka guriga.
Su'aalo weyddii
Si noqnoqod ah oo fiican u aqri su'aalana weyddii ama raadi jawaabo.