Markaad Wax Badan ogaato, Badqabkaagu Waa Kordhi Karaa
Ama u adeegso intarneedka shaqo, dugsi, ama madadaalo, waxaa muhim ah inaad xogtaada iyo tan qoyskaaga badbaadiso. Halkaan, waxaad ka heli doontaan casharro waxtara, tibaaxo iyo casharro dhammaan loo abaabulay adiga inay kaa caawiyaan sidii aad ku dhex maxi lahayd Intarneedka si badqab leh.

Ka hel fasalada bilaash ee degaankaaga

Ka baro sida uGu wanaagsan oo loo adeegsado intarneedka fasallo qofeedka

Xaafaddaada

Weyddii Xfinity