WiFi 101: Gateway-gaaga Dhig Sida Xirfadle Fiidiyow

Wax ka ogow Amniga la Hormariyay ee Xfinity xFi

Cilad-bixin la sahliyay

Tiaaxaha Internet Essentials WiFi 101

Adeegsiga xFi iyo Ammaanka horumarsan

Garaafyada WiFi 101 

WiFi 101: Gateway-gaaga Dhig Sida Xirfadle Fiidiyow

WiFi 101: Gateway-gaaga Dhig Sida Xirfadle Fiidiyow

Waa muhiim halka aad dhigto qalabka interneetka. Eeg tilmaamahan waxtarka leh ee adiga kaa caawin kara sida haboon ee loo dhigo qalabka interneetka oo aad u heli la’hayd siinyaalaha ugu xooga ee WiFi ga ee gurigaaga dhexdiisa oo dhan.

Wax ka ogow Amniga la Hormariyay ee Xfinity xFi

Wax ka ogow Amniga la Hormariyay ee Xfinity xFi

Amniga la Hormariyay ee Xfinity xFi wuxuu kaaga digayaa wixii dhaqdhaqaaq shaki ka dhaliya shabakada WiFi ga ee gurigaaga. Amniga la Hormariyay ee ugu fiican oo dhan waa bilaas markaad hesho xFi Gateway.

Cilad-bixin la sahliyay

Cilad-bixin la sahliyay

Ma ogeyd seddex talaabo oo fudud oo xalin kara arimaha ugu caamka ah ee WiFi guryaha? Eeg tilmaamahan waxtarka leh ee adiga kaa caawin kara inaad ku xirnaanto  oo aadna ku hesho siinyaalaha ugu xoogan ee WiFi ga ee gurigaaga dhexdiisa oo dhan.

Tiaaxaha Internet Essentials WiFi 101

Tiaaxaha Internet Essentials WiFi 101

Tibaaxaha WiFi si aad u hesho baaqa ugu xoogo badan iyo wanaajinta ugu badan ee xiriirkaaga

Adeegsiga xFi iyo Ammaanka horumarsan

Adeegsiga xFi iyo Ammaanka horumarsan

Qorshahaaga Internet Essentials waxaa la socda xiriir xoog badan oo ammaana ee Xfinity xFi, taas oo si fudud kuugu sahlaysa inaad maareyso xayndaabka WiFi-ga guriga gudahiisa iyo inaad abuurto guri xiriirsan oo wacan.

Garaafyada WiFi 101 

Garaafyada WiFi 101 

WiFi 101 Garaafyada waa la soo degsan karaa waxaana loo adeegsan karaa warqadaha warsidka ama dhigaallo bulsheedka.

Ka hel fasalada bilaash ee degaankaaga

Ka baro sida uGu wanaagsan oo loo adeegsado intarneedka fasallo qofeedka

Xaafaddaada

Weyddii Xfinity