Xiriirinta Askar Hore
Fiiri aragtida guud ee intarneedka oo baro sida looga faa'iidaysto waxtarkaaga askarnimo hore adoo onlaynka galaaya.
Askar-Hore[ Hagitaanka Ku-Gooshitaanka Mareegta
Casharrada loogu talagalay askartii hore si loo horumariyo xirfado tireedka mareegta.
Xiriirinta Askar Hore
Goobitaanka Barnaamijyada kaalmaynta Askar Hore
Adeegyada Caafimaadka ee fog
Shaqo U-Darbanaanta
Waxtarro Haleelka
Kashaqaynta Meel Dheer ee Askartii Hore iyo Daryeelayaasha
Ilaha Daryeelayaasha Askartii Hore ee Onlaynka
Waxaad u Codsataa Askartii Hore
Xayndaabaynta Askartii Hore
Waalidaynta Onlaynka iyo Ilaha Qoyska ee Askartii Hore
Xiriirinta Askar Hore
Fiiri aragtida guud ee intarneedka oo baro sida looga faa'iidaysto waxtarkaaga askarnimo hore adoo onlaynka galaaya.
Goobitaanka Barnaamijyada kaalmaynta Askar Hore
Eeg siyaalo gaara oo aad u adeegsan karto intarneedka si aad u hesho ilaha ka suurtogalka bulshadaada.
Adeegyada Caafimaadka ee fog
Soo ogow sida tooska ee adeegyada caafimaad dhimireedka iyo caafimaadka guud kuu soo gaari karaan adigoo adeegsanaaya kombuyuutar-kaaga ama taleefanka xirriblaha ah.
Shaqo U-Darbanaanta
Hadday ahaan jirtay in "wadda cagta la saaro" si shaqo loo goobo waxay hadda noqotay in "looxadda kombuyuutarkafaraha la saaro"
Waxtarro Haleelka
Qeybta Arrimaha Askartii Hore waxay fududaysay in la codsado oo la maareeyo waxtarrada onlaynka.
Kashaqaynta Meel Dheer ee Askartii Hore iyo Daryeelayaasha
Waxaad barataa sida loo helo kashaqaynta meel dheer si markaas loo dheelli tiro daryeelka iyo shaqada.
Ilaha Daryeelayaasha Askartii Hore ee Onlaynka
Intarneedku wuxuu isku xiri karaa daryeela-yaasha iyo meelaha waxtarka leh.
Waxaad u Codsataa Askartii Hore
Sida hadalku u socdo, "Waxaa taasi leedahay app" Barnaamijyadaan yaryar waxay kuu oggolaanayaan adigu inaad fuliso shaqooyin badan oo socda.
Xayndaabaynta Askartii Hore
Waxaad barataa xayndaabaynta iyo sida ay kuu caawin karto si aad u fidiso goobo bulsheed-kaaga, caawimo ugu hesho arrimaha caafimaadka, iyo inaad shaqo hesho.
Waalidaynta Onlaynka iyo Ilaha Qoyska ee Askartii Hore
Maaree caadadis nafsiyeedka waalidaynta adigoo ka faa'iideysanaaya ilaha intarneedka.
Ka hel fasalada bilaash ee degaankaaga
Ka baro sida uGu wanaagsan oo loo adeegsado intarneedka fasallo qofeedka
Xaafaddaada
Gali Koodhka Lambarka ZIP