Caawimada Tirokoobka ee Waayeelka

Yeelitaanka in Waayeelka la Xiriiriyo

Ammaanka & Badbaadada Onlaynka

Dhameystirka hawlaha

dhisitaanka Xirfado Cusub

aasaaska intarneetka

Caawimada Tirokoobka ee Waayeelka

Caawimada Tirokoobka ee Waayeelka

Hal daqiiqo sii sidii aad u barato dhammaystirto Tirokoobka.

Yeelitaanka in Waayeelka la Xiriiriyo

Yeelitaanka in Waayeelka la Xiriiriyo

Da'aha Onlaynka ku jiraa waxay horumariyeen aaladaha ka caawin karta waayeelka isticmaalka Intarneedka. Guji halkaan si aad lacag-la'aan ugu gasho app-ka kaas oo dadka waaweynka ka caawinaaya barashada tableedka iyo saldhigyada smartpone-ka, email, dhambaalaynta, kusheekaysiga fiidiyowga, iyo badqabka Intarneedka.

Ammaanka & Badbaadada Onlaynka

Ammaanka & Badbaadada Onlaynka

Tibaaxo degdeg oo ku saabsan sida loogu dhawro xog qofeedka mareegta oo badqab iyo ammaan leh. 

Dhameystirka hawlaha

Dhameystirka hawlaha

Cashar ku saabsan sida loo adeegsado intarneedka si markaas aad u maareyso daryeelka caafimaadkaaga oo aad u sahamiso waxyaalaha waxtarka kuu leh. 

dhisitaanka Xirfado Cusub

dhisitaanka Xirfado Cusub

Garashada sida loogu dhex maaxo bogagga mareegta, xayeysiisyo tireedka, iyo aaladaha goobitaanka. 

aasaaska intarneetka

aasaaska intarneetka

Cashar ku saabsan sidaad uGu xiriirin lahayd aaladdaada WiFi-ga o aad xeyndaabyada dadweynaha ugu adeegsan lahayd WiFi-ga. 

Ka hel fasalada bilaash ee degaankaaga

Ka baro sida uGu wanaagsan oo loo adeegsado intarneedka fasallo qofeedka

Xaafaddaada

Weyddii Xfinity