Dugsi si Weyn u Furan

Jidka Sisinta ee Bulshada Gudaheeda

Akadeemiyada Shaw

WararkaDOGO

BuugtaDOGO

Xarunta Barashada PBS

Carruurta la kulan

Jamcaha Sayniska

CoolMath4Carruur

Mashruuca Gutenberg

Gabbo Gabboo Muus

ilaha Caafimaadka la Tabiyay

Recursos de salud Wired Health

Dugsi si Weyn u Furan

Dugsi si Weyn u Furan

Qalab lacag-la'aana oo ay keeneen ururrada waxbarashada ee hoggaaminaaya si ay ardaydu uga barato dhibabka COVID-19

Jidka Sisinta ee Bulshada Gudaheeda

Jidka Sisinta ee Bulshada Gudaheeda

Goobta waxaa laga bixiyaa casharro doora oo caafimaadka ku saabsan, ladnaan dareemeedka, dabacsanaan iyo xushmo iyo fahamka- si markaas ilmahoo dhan garaad ugu koraan, xoog iyo naxariis intaba.

Akadeemiyada Shaw

Akadeemiyada Shaw

Ka dhis xirfado cusub aagag kala duwan sida suuqgeynta, wax-sawiridda, naqshaynta, iyo dheefinta. Akadeemiyada Shaw waxay bixinaysaa4-toddobaad casharro lacag-laaana si lagaaga caawiyo inaad dib uga fakarto suurtagalnimada horumar xagga waxbarashada. 

WararkaDOGO

WararkaDOGO

Meelaha laga barto Afafka English-ka iyo Spanish-ka, ee loo gaar yeelay dhacdooyinka hadda jira, ELA, Saynis & maqaallo ku saabsan Waxbarashooyin Bulsheedka, oo ay weheliyaan aqris-aad loo maqlaayo iyo imtixaanno yaryar.

BuugtaDOGO

BuugtaDOGO

Ku biir naadiga dhallinyarada ee ugu weyn, ogaanaya, sahaminaaya oo dib u eegaya buugta. Hal-tusaaleedyada aqri, soo amaaho buugta-e oo ku guulayso buug lacag-la'aana.

Xarunta Barashada PBS

Xarunta Barashada PBS

Dheelaha onlaynka iyo kuwa la daabici karo ee loo naqshadeeyay in lagu kobciyo waxbarashada dhallaanka ilaa da'da kuraynimada.

Carruurta la kulan

Carruurta la kulan

Carruurtu waxay ku heli karaan cashar xagga fanka iyo dhaqanka mawduuc leh tusmo xooggan, iyo sidoo kale aalad so ay uga qeyb galaan wareeg hawleedka matxafka. 

Jamcaha Sayniska

Jamcaha Sayniska

Casharrada la falgala sheekooyinka iyo qeybaha codka duuban leh sida Fiisikis, Kimistari, Sayniska Dhulka, iyo qaar kale.

CoolMath4Carruur

CoolMath4Carruur

Carruurta ku jirta fasalka ka horreeya da' dugsiyeedka ilaa fasalka lixaad waxay adeegsan karaan xirfadahooda xisaabaha iyagoo kaashanaya dheelaha, imtixaannada yarya, waxyaalaha lagu ciyaaro, iyo dheeri.

Mashruuca Gutenberg

Mashruuca Gutenberg

Maktabadda ka badan 60,000 buugta-e ee lacag-la'aanta taas oo ay ku jirto qaybta suugaanta carruurta halkaas ay carruurtu soo degsan karaan ama casharradooda onlayn ku akhrisan karaan.

Gabbo Gabboo Muus

Gabbo Gabboo Muus

App-ka looxa carruurta oo ay weheliyaan hal-xiraalayaal, maabab, iyo dheelo.

ilaha Caafimaadka la Tabiyay

ilaha Caafimaadka la Tabiyay

Raadi xog dheeri ah oo ku saabsan qeybo mawduucyo xagga caafimaadka.  Kororso aqoon dheeri ah oo ku saabsan COVID-19 iyo sida aad ugu diyaar garoobayso si aad markaas u hubsato inaad guriga joogayso inta waqtigaan lagu jiro.   

Recursos de salud Wired Health

Recursos de salud Wired Health

Obtenga más información sobre temas de salud incluyendo información sobre COVID-19 y cómo prepararse para garantizar que se mantenga saludable durante este tiempo.

Ka hel fasalada bilaash ee degaankaaga

Ka baro sida uGu wanaagsan oo loo adeegsado intarneedka fasallo qofeedka

Xaafaddaada

Weyddii Xfinity