Sidee baan u awoodi karnaa
Ma ku caawiyaa?
Sidee baan u awoodi karnaa
Xaaladda codsiga
Dhammaan macaamiisha Internet Essentials ee cusub iyo kuwii horaba, xawliga adeegga barnaamijka haatan50 Mbps qulqul-hoosaad iyo 10 Mbps qulqul-koraad! Ma jirto baahi loo qabo in wax la sameeyo, macaamiishii hore waxaa si is wadda loogu daray kordhintaan xawliga.
50/10
50
50mb
50 mb
xawli
Waa dhici kartaa inaadd u qalanto haddii adigu:
Isqoritaanku wuxuu ku fudud yahay taleefankaaga gacanta, aad : https://www.internetessentials.com/apply
Waxaa jira labo siyaalood oo aad Internet Essentials ku codsan karto:
Saacadaha shaqadu waa laga bilaabo 8 AM ilaa Saq-dhexe (EST), toddobaadkii toddobo maalmood.
codso
codsi
U-raridda adeeggaaga cinwaan cusub waa fududdahay! Waxaad haysataa labo xulashi si aad adeeggaaga loo wareejiyo:
Saacadaha shaqadu waa laga bilaabo 8 AM ilaa Saq-dhexe (EST), toddobaadkii toddobo maalmood.
dhaqaaq
wareejin
adeeg
Saacadaha shaqadu waa laga bilaabo 8 AM ilaa Saq-dhexe (EST), toddobaadkii toddobo maalmood.
Meelmarinta Barnaamijka Xiriirsanaanta Jaban awgiis Bisha 12-aad30, 2021, Comcast waxay taariikhdaas gabbalka u ridaysaa labadii bilood ee lacag-la'aaneed ee koruqaadista loogu talagalay. Taariikhdaas kadib, macaamiisha Internett Essentials Essentials waxay kaliya heli karaan adeeg Internet oo lacag-la'aana haddii ay ku biiraan Barnaamijka Xiriirsananta Jaban.
Haddaad tahay macmiil hore oo aad qabto su'aalo ku saabsan adeegga iyo qaamaynta halkaan guji.
COVID-19
Coronavirus
COVID
corona
Dhammaan macaamiisha Internet Essentials ee cusub iyo kuwii horaba, xawliga adeegga barnaamijka haatan50 Mbps qulqul-hoosaad iyo 10 Mbps qulqul-koraad! Ma jirto baahi loo qabo in wax la sameeyo, macaamiishii hore waxaa si is wadda loogu daray kordhintaan xawliga.
50/10
50
50mb
50 mb
xawli
Saacadaha shaqadu waa laga bilaabo 8 AM ilaa Saq-dhexe (EST), toddobaadkii toddobo maalmood.
Haddii aad tahay macmiil hore u jiray oo aad su'aalo ka qabto xisaabtaada fadlan wac 1-800-XFINITY (1-800-934-6489).
Haddii ay tahay inaad xaashi u soo gudbiso codsigaaga, fadlan keen mid (1 xaashiyaha hoos ku taxan kamida.
Haddii aad u baahan tahay inaad u soo rarto xaashiyo codsigaaga hadda jira, guji halka.
13 word(s) - 85 charactersCall 1-800-XFINITY (1-800-934-6489) Haddii aad u baahan tahay inaad isbeddelada soo socda ku samayso xisaabtaada:
Haddii aad ka la kulanto arrimaha soo socda marka aad ku gudbinayso codsiga onlayn, fadlan wac 1-855-8-INTERNET (1-855-846-8376) si aad caawimo uga mid kamida wakiilladyada haddii:
Saacadaha shaqadu waa laga bilaabo 8 AM ilaa Saq-dhexe (EST), toddobaadkii toddobo maalmood.
Saacadaha shaqadu waa laga bilaabo 8 AM ilaa Saq-dhexe (EST), toddobaadkii toddobo maalmood.
Khiyaarrada soo socda mid ka dooro si aad qaanta u bixiso:
qaan bixi
qaan bixin
qaantayda
Waxaan ka xunnahay inaan u jeedno tagistaada, fadlan noo sheeg haddii ay jirto waxaan qaban karno si aad u sii xiriirsanaato. Waxaad ku joojin kartaa adeeggaaga gujintaada halkaan.
Fadlan xusuusnow in ay tahay inaad qalabkaaga soo celiso ama waxaa lagugu dallaci doonaa qiimihii qalabkaas oo buuxa. Kuu ma suurtoobi doonto inaad gasho Internet Essentials intii sannada ilaa sidaani dhacdo. Dib u soo celinta qalabkaaga wuxuu xaqiijinayaa in xubnaha kale ee qoyskaagu sida adiga oo kale ay ka faa'iidaystaan inarneedka guriga Mahadsanid
jooj
adeegga jooji
adeeg
Xaaladda codsiga
Waa dhici kartaa inaadd u qalanto haddii adigu:
Isqoritaanku wuxuu ku fudud yahay taleefankaaga gacanta, aad : https://www.internetessentials.com/apply
Dhammaan macaamiisha Internet Essentials ee cusub iyo kuwii horaba, xawliga adeegga barnaamijka haatan50 Mbps qulqul-hoosaad iyo 10 Mbps qulqul-koraad! Ma jirto baahi loo qabo in wax la sameeyo, macaamiishii hore waxaa si is wadda loogu daray kordhintaan xawliga.
50/10
50
50mb
50 mb
xawli
Waxaa jira labo siyaalood oo aad Internet Essentials ku codsan karto:
Saacadaha shaqadu waa laga bilaabo 8 AM ilaa Saq-dhexe (EST), toddobaadkii toddobo maalmood.
codso
codsi
Haddii ay tahay inaad xaashi u soo gudbiso codsigaaga, fadlan keen mid (1 xaashiyaha hoos ku taxan kamida.
Haddii aad u baahan tahay inaad u soo rarto xaashiyo codsigaaga hadda jira, guji halka.
Saacadaha shaqadu waa laga bilaabo 8 AM ilaa Saq-dhexe (EST), toddobaadkii toddobo maalmood.
Saacadaha shaqo ee Barta Wicitaanka waaa 8 AM ilaa Habeynbarka (EST), toddobada maalmood ee usbuuca.
Codsadayaasha doorta inay helaan digniino SMS ah oo ku saabsan codsigooda, hubinta ID baa lagu dhammaystiri karaa iyadoo la hubinaayo lambarka taleefanka gacanta waxaana weheliya afgarad SMS hal waqtiya.
Sawir ah oo Aqoonsi Milatari US / Kaarka Ganacsiga Ciidanka Badda
Sawirka imika ee kaarka Aqoonsiga Milatariga Maraykanka
Saacadaha shaqadu waa laga bilaabo 8 AM ilaa Saq-dhexe (EST), toddobaadkii toddobo maalmood.
Waxaa jira afar siyaalood oo kala duwan oo aad xaashiyahaaga u diri karto:
Waxaad hubsataa inuu lambarka codsigaagu la socdo xaashiyihii aad soo boostaysay ama fakiska ku soo dirtay. Xaashiyaha aad keentay lagu ma soo celin doono.
Fakis ku dir xaashiyaha
Haddaad tahay macmiil hore oo aad qabto su'aalo ku saabsan adeegga iyo qaamaynta halkaan guji.
COVID-19
Coronavirus
COVID
corona
Haddii aad ka la kulanto arrimaha soo socda marka aad ku gudbinayso codsiga onlayn, fadlan wac 1-855-8-INTERNET (1-855-846-8376) si aad caawimo uga mid kamida wakiilladyada haddii:
Saacadaha shaqadu waa laga bilaabo 8 AM ilaa Saq-dhexe (EST), toddobaadkii toddobo maalmood.
*Maadaama ay jirto xaaladda degdegta ee Coronavirus, qoysaska ay Comcast ku leedahay deymo wali taagan waxaa dhici karta inay u qalmaan Internet Essentials. Waxaan dhaafaynnaa shardigaan haddii ay ku ansixiyaan 06/30/22. Kadib06/30/22, waxaa lagu dhaqayaa xeerarka u-qalmashada asaasiga.
*Maadaama ay jirto xaaladda degdegta ee Coronavirus, qoysaska ay Comcast ku leedahay deymo wali taagan waxaa dhici karta inay u qalmaan Internet Essentials. Waxaan dhaafaynnaa shardigaan haddii ay ku ansixiyaan 06/30/22. Kadib06/30/22, waxaa lagu dhaqayaa xeerarka u-qalmashada asaasiga.
Haddaad tahay macmiil hore oo aad qabto su'aalo ku saabsan adeegga iyo qaamaynta halkaan guji.
COVID-19
Coronavirus
COVID
corona
Dhammaan macaamiisha Internet Essentials ee cusub iyo kuwii horaba, xawliga adeegga barnaamijka haatan50 Mbps qulqul-hoosaad iyo 10 Mbps qulqul-koraad! Kordhinta xawligaan waa is waddaa mana jiraan wax macaamiishii hore ay u baahan yihiin inay sameeyaan si loo hingilo xogaha.
50/10
50
50mb
50 mb
xawli
Marka aad noqoto macmiilka Internet Essentials xirmada qalabka ee wehelisa waa:
Khiyaarrada soo socda mid ka dooro si aad qaanta u bixiso:
qaan bixi
qaan bixin
qaantayda
U-raridda adeeggaaga cinwaan cusub waa fududdahay! Waxaad haysataa labo xulashi si aad adeeggaaga loo wareejiyo:
Saacadaha shaqadu waa laga bilaabo 8 AM ilaa Saq-dhexe (EST), toddobaadkii toddobo maalmood.
dhaqaaq
wareejin
adeeg
Ilaa inta uu socdo 2021, waxaan bixin doonnaa xog aan xad lahayn oo aan wax qarasha ugu fadhiyin macaamiishayada dakhligu hooseeyo oo la kulmaaya dhibab xooggan oo xagga dhaqaalaha inta lagu jiro waqtiga adag, kuwaas oo ama qeyb ka ah barnaamijkayaga Internet Essentials ee Barnaamijka Wadaagga.
Si aad u aragto adeegsigaaga dhabta, xisaabtayda ka gal:https://www.xfinity.com/mobile/my-account.
Haddii aad u baahan tahay inaad isbeddel ku samayso xisaabtaada guji xiriiriyaha hoose.
afgaradka beddel
13 word(s) - 85 charactersCall 1-800-XFINITY (1-800-934-6489) Haddii aad u baahan tahay inaad isbeddelada soo socda ku samayso xisaabtaada:
U guji halkaan meelaha dukaammada Xfinity iyo saacadaha.
Waxaan ka xunnahay inaan u jeedno tagistaada, fadlan noo sheeg haddii ay jirto waxaan qaban karno si aad u sii xiriirsanaato. Waxaad ku joojin kartaa adeeggaaga gujintaada halkaan.
Fadlan xusuusnow in ay tahay inaad qalabkaaga soo celiso ama waxaa lagugu dallaci doonaa qiimihii qalabkaas oo buuxa. Kuu ma suurtoobi doonto inaad gasho Internet Essentials intii sannada ilaa sidaani dhacdo. Dib u soo celinta qalabkaaga wuxuu xaqiijinayaa in xubnaha kale ee qoyskaagu sida adiga oo kale ay ka faa'iidaystaan inarneedka guriga Mahadsanid
jooj
adeegga jooji
adeeg
Haddii aad tahay macmiil hore ee Internet Essentials fadlan wac 1-800-XFINITY (1-800-934-6489).
barta wicitaanka
Xirmo Bilaabitaan kasta waxaa la socda wax walba oo aad u baahan tahay si markaas aad si fudud oo dhoqso ah ugu rakibto oo aad u hawl geliso adiga laftaada adeegga Intarneedkaaga.
Xirmadaada Bilaabitaanka waxaa ku jira:
Dheeri ka sii baro Xirmadaada Bilaabitaanka here.
Sida ugu dhoqso badan oo aad u habayn karto qalabkaaga waa adigoo daawada fiidiylowga hoose. Waxay daboolaysaa meelaynta Wireless Gateway, Magaca Xayndaabka, Afgaradka WiFi iyo habaynta Ammaanka Onlaynka.
Haddii aadan wali awoodin xiriirinta qalabkaaga fadlan wac 1-800-XFINITY (1-800-934-6489) si aad u la hadasho wakiilka adeegga macmiilka.
Fiidiyowgaan wuxuu ku tusayaa sida aad iskaa u yagleeli karto Xfinity Internet iyo Voice:
Fiidiyowgaan wuxuu ku tusayaa sida aad aaladahaaga ugu xiriirinayso xeyndaabka WiFi ee gurigaaga adoo adeegsanaaya Xfinity Wireless Gateway:
Fadlan hubi inaad gelinayso lambarka xisaabta oo saxan. Si aad u hubiso lambarka xisaabtaada, isticmaal xiriirinta here, gal barta, oo guji tafatirrada xisaabta Xfinity ee kor geeska midigta ee bogga. Waxaad lambarka xisaabtaada ka heli kartaa tafatirrada.
(Fadlan ogow inuu jiri karo daahniin dhan abbaaraha 24 saacadood oo u dhaxeeya oggolaanshada daabacaadda iyo samaynta lambarka xisaabtaada haddii aad tahay macmiil cusub.)
Aad www.dell.com/orderstatus oo geli lambarka dalabkaaga, kaas oo aad ku heshay iimaylkii hubaalcelinta ee Dell kadib markii aad dalabka gudbisay Haddii aad weli su'aalo dheeri ah qabto, fadlan iimeeli mpp_sales@dell.com.
Haddii aad heshay iimayl ogeysiis oo kuu sheegaya in dalabkaagii la buriyay, waxaa jiri kara arrin la xiriirta xogta lacag-bixintaada. Fadlan haddana soo gudbi dalab kale oo xogaha lacag-bixintu saxan yihiin. Iimayl mpp_sales@dell.comhaddii aad su'aalo sii qabto.
Haddii aad iibsatay kombuyuutar kahor Bishii 5 4, 2021, aaladdada waxaa keenay CDI. Dhammaan kombuyuutarrada CDI waxay ku yimaadaan 90maalin dammaanadda qalab iyo kaalmayn farsamadeed lacag-la'aana ilaa 90 maalmood. Ayaan-darro tan iyo muddada 90 maalmood ay dhammaadaan, damaanaddii waa dhammaanaysaa waxaadna u baahan doontaa inaad kombuyuutar-kaaga geyso hoosada farsamada laguugu dayactiro.
Annagu hadda waxaan soo bandhigaynnaa laptops la qiimo jabiyay annagoo wax-wadaag la ah Dell. hadii aad danaynayso inaad soo iibsato kombuyuutar cusub oo qiime-hooseeya, fadlan u gaar internetessentials.com/low-cost-computer tafatir.
1. Hubi u-qalmashada ACP. Dhammaystir foomka Hubin Qarameedka.
2. Ka codso Internet Essentials InternetEssentials.com ama wac 855-8-INTERNET.
3. Buuxi foomka kubiiritaanka ACP ee Xfinity si aad tixgelintaada u hesho. Waxaad tillaabadaan, ugu baahan doonta ID-gii codsiga ee aad ka heshay Hubiye Qarameedka markii lagu ansixiyay. Bilaw ku-biiritaanka ACP.
Xfinity WiFi waa xeyndaabka hotspots-ka kaas oo kuu oggolaanaya inaad ku xiranto interneedka socda, dhammaan adigoo beekhaaminaaya qorshaha xogtaada wireless-ka. Haleelitaanka baraha-kulkulul ee Xfinity WiFi baa la socda Internet Essentials.
Si aad u heshoXfinity WiFi hotspot, hubi hotspot-ka maabka meesha onlaynkaat: http://wifi.Xfinity.com/
1. Inta lagu sugan yahay xadka barta-kulul, waxaad "Xfinity" liiska aaladdaada ka goobtaa xayndaabyada la heli karo.
2. Dooro "Xfinity" si aad u xiriirsato xayndaabka aaladdaada.
3. Geli magaca-adeegga sii jiray ee Xfinity iyo afgaradka shaashadda gelitaanka (ama cinwaaka iimaylka ee xisaabtaada).
Haa, goobta Internet Essentials waxaa loo habeeyay inay ku habboonaato aqristayaasha shaashadda ee dadka indhaha wax ka qabas.
Waxaa Partner Portal/kayaga laga helayaa Braille iyo qoraallo daabacan iyo qormooyin xayaysiin. Fadlan guji xiriiriyaha hoose si aad u hesho waxyaalahaan (waa la dalbi karaa oo la soo rari karaa iyadoo ku xiran nooca walaxa).
Haddii aad markii ugu horreysay galayso Partner Portal waxaad u baahan doontaa inaad is diiwaan galiso si aad u gaarto goobta.
Braille iyo waxyaalo daabac oo baaxad leh ayaa ku jira Partner Portal
Comcast waxay ka caawisaa aqristayaasha shaashadda VoiceOver si looga kaalmeeyo ku-gooshitaanka bogagga barta interneedka.
Halkaan u guji liiska Aqristayaasha Shaashadda Caadiga ee Furayaasha doorka ee Kugooshka Barta Interneedka
Si aad wax uga sii ogaato qiyaarrada gelitaanka Xfinity, guji xiriiriyaha hoose: