Guriga keenso Intarneed xawli sarreeya leh oo jaban.
Way sahlan tahay in la helo interneedka guriga oo xawli sarreeya leh oo qiimahiisu jaban yahay waxaana laga heli karaa Internet-Essentials Comcast.
Xawliga barnaamijka adeegga Intarneedka 25 Mbps qulqul-hoosaadka iyo 3 Mbps qulqul-koraadka, laakiin dhawaan baan gaarsiinaynnaa ilaa 50 Mbps qulqul-hoosaad iyo 5 Mbps qulqul-hoosaad! Xawli kordhiskaan waxaa lagu fidin doonaa qaranka laga bilaabo1 iyadoon wadan qarash dheeri ah. Macaamiishii hore u jirtay waxay samaynaayaan oo laga rabaa ma jiraan waxaana si iswadda loogu dari doonaa cusboonaynta hawsha.
Waxaad raacdaa afar tillaabo oo fudud waxaad arki doontaa inaad diyaar u tahay wax walba!

Codso maanta haddii adigu:
U qalan barnaamijyada sida Barnaamijka Qado Dugsiyeedka Qaranka, kaalmaynta guriyeynta, Medicaid, SNAP, SSI and kuwo kale
Ku nool meel laga helaayo adeegga Comcast Internet
Maan haysan comcast Internet maalmihii 90 la soo dhaafay
Qoysaska ka qaba lacag Comcast waxaa suurtogal ah inay u qalmaan haddii la ansixiyo ilaa6/30/21

Is-qoritaanku wuxuu ku fudud yahay oo ku dhoqso badan yahay taleefankaaga. Waxaa dhici karta in markiiba laguu ansixiyo!


Haddii lagu ansaxiyo waxaad ku heli kartaa xiriirinta Intarneedka 5-7maalmo ganacsiyeed. Isticmaal hagaha tillaabo-tillaabada ee la socda qalabkaaga intarneedka (oo ay ku jiraan moodamka iyo jiheeyaha WiFi) si aad u yagleesho adeeggaaga.