Guriga keenso Intarneed xawli sarreeya leh oo jaban.
$9.95
Biishii-ba + Canshuur
- Ma Jiro Qandaraas Muddaysan
- Ma Jiro Jeeg tixgelineed
- 2 Biloodoo Lacag-La'aana
- Loola Jeedo Macaamiisha Cusub
Guriga keenso Intarneed xawli sarreeya leh oo jaban.
$9.95
Biishii-ba + Canshuur
Kooxda Caawinta ASL ayaa kaa caawin doonta su'aalaha iyo arrimaha ku saabsan codsiga Internet Essentials iyo siyaalaha u-qalmashada.
Kaliya guji badhankaan si aad u bilawdo:
Haa, goobta Internet Essentials waxaa loo habeeyay inay ku habboonaato aqristayaasha shaashadda ee dadka indhaha wax ka qabas.
Waxaa Partner Portal/kayaga laga helayaa Braille iyo qoraallo daabacan iyo qormooyin xayaysiin. Fadlan guji xiriiriyaha hoose si aad u hesho waxyaalahaan (waa la dalbi karaa oo la soo rari karaa iyadoo ku xiran nooca walaxa).
Haddii aad markii ugu horreysay galayso Partner Portal waxaad u baahan doontaa inaad is diiwaan galiso si aad u gaarto goobta.
Braille iyo waxyaalo daabac oo baaxad leh ayaa ku jira Partner Portal
Si aad wax uga sii ogaato qiyaarrada gelitaanka Xfinity, guji xiriiriyaha hoose:
Comcast waxay ka caawisaa aqristayaasha shaashadda VoiceOver si looga kaalmeeyo ku-gooshitaanka bogagga barta interneedka.
Halkaan u guji liiska Aqristayaasha Shaashadda Caadiga ee Furayaasha doorka ee Kugooshka Barta Interneedka
Waxaa dhici karta inaad u qalanto haddii aadba u qalanto barnaamijka kaalmada dadweynaha sida Barnaamijka Qadada Dugsi qarameedka, Medicaid, SNAP, SSI, iyo kuwo kale. Baro sidii aad maanta u xiriirsan lahayd!
Ma waxaad hubinaysaa xaaladda codsigaagii Internet Essentials? Ma waxaad jawaabo u rabtaa su'aalo aad qabto? Hoos guji si aad u aragto su'aalaha aalaa la is weyddiiyo.
Meeshaada ka goob ilo aaggaasa
Waxaad goobtaa Aagagga Qaadista ama fasallo qof ahaana oo ay bixiyaan ururrada bulshadul.
Fadlan geli Afgaradka Aaggaaga.
Fadlan geli Afgarad Aageed shaqaynaaya.