Guriga keenso Intarneed xawli sarreeya leh oo jaban.
$9.95
Biishii-ba + Canshuur
- Ma Jiro Qandaraas Muddaysan
- Ma Jiro Jeeg tixgelineed
- 2 Biloodoo Lacag-La'aana
- Loola Jeedo Macaamiisha Cusub
Guriga keenso Intarneed xawli sarreeya leh oo jaban.
$9.95
Biishii-ba + Canshuur
Waxaa dhici karta inaad u qalanto haddii aadba u qalanto barnaamijka kaalmada dadweynaha sida Barnaamijka Qadada Dugsi qarameedka, Medicaid, SNAP, SSI, iyo kuwo kale. Baro sidii aad maanta u xiriirsan lahayd!
Way fududdahay in guriga lagu xirto Intarneed xawli-sarreeya oo qiimo jaban leh oo ah kan Internet Essentials. Macaamiisha cusub waxay heli doonaan labo bilood oo ah adeeg lacag-la'aana Iyadoo laga fal celinaayo xaaladda degdegta ee Coronavirus.
Haleelitaanka WiFi guriga gudihiisa ee baraha-kulkulul ee WiFi-da Xifinity, waxaa weheliya inuu ku jiro Internet Essentials.
Meeshaada ka goob ilo aaggaasa
Waxaad goobtaa Aagagga Qaadista ama fasallo qof ahaana oo ay bixiyaan ururrada bulshadul.
Fadlan geli Afgaradka Aaggaaga.
Fadlan geli Afgarad Aageed shaqaynaaya.